Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Xarunta ay ka dhaceyso Doorashada Madaxweynaha oo la badelay …

Muqdisho-( Rajonews )-Sida uu qorshuhu ahaa Doorashada Madaxweynaha ayaa waxaa lagu waday in lagu qabto xarunta General Kaahiye ee Magaalada Muqdisho, balse hada waxaa soo baxaya warar sheegaya in loo bedelay xarun kale.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Beyle Ducaale, oo wareysi siiyay VOA ayaa sheegey in Doorashada ay ka dhici doonto dhismo ku yaalla inta u dhaxeysa Garoonka Diyaaradaha iyo xarunta Afisyooni ee Muqdisho.

Beyle, ayaa sheegay 18 ka mid ah Musharrixiinta Madaxtinnimada in ay dalbadeen in goobta laga badalo Doorashada halka lagu qabanaayo, iyagoo walaac ka muujiyay xarunta General Kaahiye oo ay sheegeen in la musuq maasuqayo.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement