Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay degmada Xarardheere

Gaalkacyo-( Rajonews )-Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaano dhowr ah oo hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in ay saaka halkaasi ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan dagaalyahanada Al-Shabaab iyo sidoo kale ciidanka Huwanta ah.

Xaalad deganaansho ah oo aan cago badan ku taagneyn ayaa laga dareemaya Degaanka Ceel Cabdi oo ay  ku dagaalameen ciidamada Galmudug iyo Al-Shabaab.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement