Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Taliska Booliiska oo Digniin u diray Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed

Muqdisho-( Rajonews )-Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa waxa uu sheegay dalka in ay ka dhacday Doorasho, si nabad gelyo ahna ay ku soo dhamaatay, waxa uu uga digay Booliska in ay ku mashquulaan waxyaabo aanan shaqadooda aheyn.

Sidoo kale Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa sheegay Booliska in laga doonayo in uu ka warqabo xaalada uu dalka ku sugan yahay, maadaama nabad gelyada guud ee dalka uu xil ka saaran yahay, loona baahan yahay in mar walba ay ka shaqeeyaan.

Waxa uu sheegay Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Mukhtaar muhiim in ay tahay dhaq dhaqaaqa in lala socdo, si looga hortago la isagana difaaco kooxaha mararka qaar weerarada iyo Qaraxyada geysta.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement