Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Senator Faroole oo ka hadlay Faragalinta ay Dowladaha dariska ku hayaan Doorashada

Muqdisho-( Rajonews )-Senator C/raxmaan Sheekh Maxamuud Faroole ahna Musharax kamid ah Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay faragalinta ay dowladaha shisheeye ku hayaan Doorashada Soomaaliya iyo arimaha dalka.

Faroole ayaa sheegay in Dowladaha dariska ah ay faragalin qaawan ku hayaan arimaha Soomaaliya, wuxuuna ka dalbaday inay joojiyaan faragalintaasi, maadaama dalka Soomaaliya uu yahay dal madax banaan oo ixtiraamaya darisnimada iyo madax banaanida dowladaha jaarka la ah.

Faroole ayaa xildhibaanada Labada Gole ee Dowladda Federaalka waxa uu uga digay fara gelinta Dowladaha shisheeye, taasi oo ku aadan in aysan u hoggaansamin in ay doortaan cidii la yiraahda doorta.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement