Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Senator Faroole ” fara galinta ha laga daayo Madaxweyne Farmaajo ”

Bosaaso-( Rajonews )-Senator C/raxmaan Sheekh Maxamuud Faroole oo kamid ah Aqalka Sare ee Odayaasha dalka ayaa baaq u diray madaxda maamul Goboleedyada iyo siyaasiyiinta caanka ah ee dalka, isagoo ugu baaqay inay faragalinta ka daayaan Madaxweynaha cusub ee Dalka Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo.

Senator Faroole ayaa si cad u sheegay inuu muqdisho uga soo tagay inuusan faraglin arimaha madaxweynaha cusub, wuxuuna ku baaqay inaan lagu mashquulin howlaha iyo shaqada madaxtooyada Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement