Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Puntland ” Sanadaan wuu Kordhay Kufsiga lagu hayo Gabdhaha ”

Bosaaso-( Rajonews )-Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Maxamuud Xasan Aw-cusmaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay dhowaanahan Degaanada Maamulka Puntland uu ka aramiyo in ay ku bateen Tacadiyada kufsiga la xiriira.

Waxa uu sheegay Tacadiyadan in ay gaareen heerkii ugu sareeyay loona baahan yahay in la iska kaashado sidii looga hortagi lahaa, loona baabi’in lahaa.

Maxamuud Xasan Aw-cusmaan ayaa sheegay Tacadiyada ka dhacay Maamulka Puntland in ay gaarayaan 123 kufsi.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement