Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Puntland oo weerar ku ah Daachsih-ta ku sugan deegaanada u dhow Qandala

Bosaaso-( Rajonews )-Saraakiisha ciidamada Amaanka Puntland Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay weerar ku qaadayaan deegaanada Gobolka Bari ee ay ku sugan yihiin ciidamada kooxda Daacish Soomaaliya.

Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland Saciid Maxamed  Salaad ayaa sheegay in Ciidanka Ammaanka Puntland ay qaadayaan howlgallo looga jawaabayo dadkii Shalay lagu Gowracay degaanka Karin Qandala oo ku dhow Magaalada Qadiimiga ah ee Qandala.

Kooxda Daacish ee ku sugan Gobolka Bari ayaa dhawaan afduubtay ciidamo ka tirsan Maamulkaasi, iyagoo markii dambe la helay Meydadka Ciidamadaasi oo la Gowracay.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement