Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Puntland oo sheegtay in Soomaaliland ay heysato dhulkeeda

Garowe-( Rajonews )-Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa si kulul uga hadlay Heshiiskii hordhaca ahaa ee ay Somaliland iyo Khaatuma ku wada gaareen dalka Jabuuti.

Cabdi Xakiim Cabdulaahi Cumar oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay Khaatuma iyo Somaliland ay joogaan dhul ay leedahay Puntland ,islamarkaana aysan jirin heshiis ay gaari karaan.

Sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka ayaa weeraray Cali Khaliif Galeyr oo uu sheegay in uusan haysan dad taageersan ,islamarkaana loo diiday dhawaan in uu ka duulo garoonka Magaalada Buuhoodle.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement