Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Musharax Xasan Sheekh Maxamuud oo 3 Qodob u balan qaaday Shacabka

Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ahna Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxmauud ayaa maanta khudbad ka hor jeediyay Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo shacabka Soomaaliyeed u balan qaaday 3 Qodob oo uu wax ka qaban doono , hadii markale uu ku guuleysto Kursiga Madaxweynaha Soomaaliya.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo hadal qaaday Arimaha Maamulka Soomaaliland, isagoo xusay inay dowladiisa xilal ka qabteen Masuuliyiin ka tirsanaa maamulkaasi, isagoo sheegay inuu dhameystiri doono Midoobida Gobolada Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement