Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Musharax Sheekh Shariif ” waxaan dhisi doonaa Ciidamo cusub ”

Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynihii Hore ee DKMG Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta Khudbad ka hor jeedinayay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Arimo badan oo ku saabsan waxyaabaha uu qabanayo hadii uu Noqdo Madaxweynaha Soomaaliya Afarta Sano ee soo socota.

Sheekh Shariif ayaa sheegay hadii uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya in uu diyaarin doono ciidamo gaar ah , kuwaa soo la wareegi doona Ammaanka , islamarkaana Aqoon u leh Suggida Amniga.

Musharax Sheekh Shariif ayaa sidoo kale sheegay inuu dhisi doono Garsoor adag, kaasoo wax ka qaban doona cadaalad darada ka jirta dalka Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement