Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ” General Gabre waa in dalka laga saaraa ”

Garowe-( Rajonews )-Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Soomaaliya Mudane C/xakiin C/laahi Cameey ayaa si kulul u weeraray General Gabre oo inta badan Dowlada Ethiopia wakiil uga ah arimaha Soomaaliya, waxaana General Gabre uu gacanta kula jiraa arimaha Siyaasada Soomaaliya.

Mar la weydiiyay isaga in uu xiriir la leeyahay Gabre waxa uu ku jawaabay in uusan xiriir la laheyn, waxaana uu sheegay Gabre in isaga uu yahay Itoobiyaan, balse Itoobiya aysan Gabre.

Mudane Cameey ayaa ku baaqay in dalka laga saaro General Gabre, isagoo sheegay in Ra’isul wasaaraha Ethiopia uusan aqoonba u lahayn Wax la yiraahdo General Gabre.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement