Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Ganacsatada Soomaaliyeed

Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynaha cusub ee Dalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa la kulmay Ganacsatada Soomaaliyeed, isagoo kala hadlay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen horumarka dalka iyo dhismaha dowladnimo.

Madaxweynaha ayaa u sheegay Madaxda Ruggta Ganacsiga Soomaaliya in dalka ay ka jiraan abaaro ba’an , islamarkaana ganacsatada Soomaaliyeed laga rabo in ay muujiyaan doorkooda ku aadan badbaadinta umada Soomaaliyeed.

Agaasimaha Ruggta Ganacsiga Soomaaliya Cabdi Abshir Dhoore ayaa faahfaahin ka bixiyay kulanka ay la qaateen Madaxweynaha , waxaana uu sheegay in ay u muujiyeen in ay taageersan yihiin , ganacsatada Soomaaliyeed ay ka qeyb qaadan doonaan doorkooda ugu aadan gargaarka abaaraha.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement