Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Isku dhac dhexmaray Ciidamada AMISOM iyo Dad Shacab ah oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho-( Rajonews )-Isku dhacan ayaa yimid kadib markii ay Gaadiidka AMISOM jug siiyeen Gaari Shacab ah, waxaana shacabki ay bilaabeen inay Dhagxaan la hor istaagaan Gaadiidkii ay wateen Ciidamada AMISOM oo xiligaasi ku sii jeeday mid kamid ah xeryaha ay ka dagan yihiin Magaalada.

Cidamada AMISOM oo doonayay inay baxsadaan ayay u suuragali weysay ,waxaana goobta ay noqotay meel ay isku hor fariistaan ciidamadii AMISOM iyo Dadkii shacabka ahaa oo a careysan qaladka ay geysteen ciidamadaasi,

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement