Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Idaacada VOA oo Dood kulul u qabatay Sheekh Shariif, Farmaajo iyo musharaxiin kale

Muqdisho-( Rajonews )-Idaacada VOA laanteeda Afka Soomaaliga ayaa Dood kulul u qabatay Afar Musharax oo kamid ah Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya.

Dooda oo ahayd mid xasaasi ah waxaa ka qeyb galayay Madaxweynihii hore ee DKMG Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’isul Wasaarihii hore ee DKMG Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ,Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xirsi iyo Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Culusow.

HALKAN KA DHAGEYSO DOODA KULUL

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement