Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay go’aanka ka soo baxay Maxkamada ICJ

Muqdisho-( Rajonews )-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay go’aanka ka soo baxay Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ.

Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay guul u tahay go’aanka ay gaartay Maxkamada ICJ isla markaana ay rajeynayan in inta dhiman guul ay ku soo dhamaatay.

Xeer Ilaaliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay ka guuleysan doonaan Dowladda Kenya, Waxa uuna ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay isdajiyaan.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement