Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Culumada Soomaaliyeed oo baaq u dirtay Xildhibaanada Labada Aqal

Muqdisho-( Rajonews )-Culimada Soomaaliyeed ayaa baaq u jeediyay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee soo dooran doona Madaxweynaha Soomaaliya, oo Doorashadiisa la filayo in ay dhacdo 8-da Febraayo.

Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah Culimada magaca iyo maamuuska ku leh Bulshada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan kuna nool dalka Dibaddiisa ayaa sheegay in Doorahsada lagu wado in ay ka dhacdo Magaalada Muqdisho ay noqoto mid cadaalad ah.

Sheekha ayaa Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ee dooran doona Madaxweynaha ugu baaqay in ay ku doortaan karti iyo cadaalad.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement