Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Ciidamada Xooga Dalka oo ku sii jeeda deegaano ay Shabaab kaga sugan yihiin Mudug

Cadaado-( Rajonews )-Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ayaa u ruqaansaday deegaano a tirsan Gobolka Mudug, waxaana deegaanadaasi ku sugan dagaalyahano a tirsan xoogaga Alshabaab.

Ciidanka xoogga Dalka iyo kuwa Nabad sugidda Galmudug oo ay taageerayaan Ciidamo cadaan ah ayaa Todobaadkan waxa ay weerar qorsheysan ku qaadeen Degaano ka tirsan Gobolka Mudug.

Sargaal u hadlay ciidamada xooga dalka ayaa sheegay inay ciidamo aysan garaneynin ay kala qeyb qaateen dagaalka, wuxuuna sheegay inay ka yimaadeen dhanka maamulka Puntland Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement