Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Cali Khaliif oo ka hadlay wada hadalka u socda Soomaaliland iyo Khaatumo

Hareysa-( Rajonews )-Madaxweynaha maamul Goboleedka Khaatumo State ayaa ka hadlay wada hadalada u socda Labada Maamul ee Khaatumo iyo Soomaaliland.

Waxa uu Madaxweynaha faah faahin dheeri ah ka bixiyay wada hadaladii dhowaan Maamulka Khaatuma iyo Somaliland kaga socnayay dalka Jabuuti, kaas oo ay ka qeyb galeen xubno labada dhinac ka socotay.

Cali Khaliif Galeyr Madaxweynaha Maamulka Khaatuma ayaa sheegay in aysan weli soo idlaanin wada hadalada, sidoo kalena ay been yihiin in ay soo idlaadeen wada hadalada u dhaxeeya Maamulka Khaatuma iyo Somaliland.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement