Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Axmed Madoobe ” Cid Cid kale Mukulaal Madow u ah Ma Jirto ”

Kismaayo-( Rajonews )-Hogaamiyaha Maamulka Jubaland Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay inaysan aqbali doonin Boobka lagu hayo Hantida Danta guud ee Umada Soomaaliyee, wuxuuna sheegay cidii lagu qabto in laga qaadi doono Talaabo waafaqsan Sharciga.

Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa sheegay in dhulalka Banaan ee Magaalada Kismaayo duleedka ku yaalla ay leedahay dowladda , islamarkaana aan la aqbali doonin Sharci aan aheyn Midkii Maxamed Siyaad Bare.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sidoo kale xusay in aysan jirin cid haysan karta dhulkaasi , islamarkaana laga rabo dadka haystaa in ay kusoo wareejiyaan maamulka Jubbaland.

Wuxuu sheegay inaysan jirin Cid cid kale ka noqon karta Mukulaal Madow, isagoo ugu baaqay inay dhamaatay sheekooyinkaas, hadana ay dalka ka wada jiraan maamulo iyo Nidaamyo kala duwan.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement