Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Axmed Madoobe ” caqabada ugu weyn ee hor taala Farmaajo waa Beesha Caalamka ”

Kismaayo-( Rajonews )-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islama Madoobe ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka hor imaan kara Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo.

Axmed Madoobe ayaa sheegay hadii ay Beesha caalamka hadii aysan taageerin madaxweynaha cusub ay noqoneyso caqabad hor leh, taasoo dib u dhigi karta shaqada madaxweyne Farmaajo.

Hogaamiyaha Jubaland ayaa sheegay inuu shalay la kulmay xubno ka socday Beesha Caalamka,isagoo kala hadlay sidii loo qaadi lahaa weeraro alshabaab looga xoreynayo deegaanada Jubaland.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement