Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Amarao culus oo lagu soo rogay Shacabka ku dhaqan Boosaaso

Bosaaso-( Rajonews )-Maamulka Gobolka Bari ee Puntland Soomaaliya ayaa amaro culus ku soo rogay Shacabka ku dhaqan magaaladaasi, iyadoo looga digay inaan magaalada lagu dhex wadan karin Hub aan ahayn midka lagu xaqiijinayo amaanka.

Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka digay dadka Qoriga ku dhex wata  Magaalada dhexdeeda, xilliga Ciidanka ammaanka ay wadaan Howlgalada gaarka ah, maadaama muhiim ay tahay in la kala saaro Ciidanka iyo dadka qaar ee Qoriga ku dhex wata Magaalada.

Waxa uu sheegay hada in ay gacanta ku hayaan rag dambiilayaal ah oo Qoryaha kula dhex laafiyoonaya Magaalada, isagoo baaq u diray Ragga Istaafyada u ah Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland, baaqaas oo ah in ay ku ekaadaan guryahooda.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement