Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Xildhibaanada iyo Musharaxiinta madaxweynaha oo gaaray Hoolka Doorashada

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa Hoolka lagu qabanayo Doorashada oo ah Xaruntii hore ee Ciidamada Cirka Ee Afisiyoone  hadda gaaray Xildhibaanada Labada Aqal iyo Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa Hoolka ku jira Saxafiyiin iyo Goobjoogeyaal ay ka mid yihiin Beesha Caalamka iyo Guddiga Anshaxa iyo Asluubwanaaga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Codeynta ayaa la filayaa in wax yar ka dib ay bilaabato,waxaana Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay tahay mid si weyn loo wada sugayo.

Lasoco warar dheeraad ah insha allah

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement