Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Wasiir Nuux oo markale loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Muqdisho-( Rajonews )-Doorasho Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho kana mid aheyd Aqalka Hoose ayaa waxaa ku soo baxay Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumadda waqtigeedu dhamaaday Mudane Maxamed Xasan Nuux.

Maxamed Xasan Nuux ayaa kamid ahaa Xildhibaanadii Dib loo celiyay, kadib markii doorashadiisa ay ka dhaceen dagaalo iyo wax isdaba marin.

Qaar kamid ah Musharaxiinta oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aysan Ogeyn waxa maanta dhacay islamarkaana uusan Guddiga War gelin,waxa Maanta dhaceyna ay lamid yihiin waxii Jowhar ka dhacay.

Waa Xildhibaankii Afraat oo kamid ah Xildhibaanadii la laalay oo soo baxa,waxaana Shantii Xildhibaan ka harsan Xildhibaan lagu Celiyay Jubbaland, kaasoo wali aan la qaban doorashadiisa.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement