Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Wareega Koobaad ee Doorashada oo soo dhamaatay

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa goordhaw soo gabo gabowday codeynta wareega hore ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay ku tartamayaan 21-Musharax.

Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa bilaabay tirinta codadka Xildhibaanada, waxaana la filayaa wareega hore ee doorashada in ay ku haraan inta badan Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha.

Wareega labaad ee doorashada waxaa isugu soo hari doona afarta Musharax ee ugu codadka badan , waxaana wareega sedexaad ee doorashada usii gudbi doona labada musharax ee ugu codadka badan.

Musharaxiinta isku soo hareysa wareega labaad ayaa lagu saadaalin doonaa sida ay codadka u kala helaan, waxaana suurto gal ah in wareega ugu dambeeya dooarshada ay wax is bedelaan.

Doorashada ayaa la tilmaamayaa in ay noqon doonto mid adag oo ugu dambeyn lagu kala baxi doono wareega sedexaad, walina lama ogaan karo musharaxa ku guuleesan doono.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement