Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Ra’isul Wasaare Sharmaake oo u duulay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Raisul wasaaraha uu waqtigiisu dhamaaday ee Xukuumada Soomaaliya ayaa goor dhow oo Maqribki ah ka dhoofay magaalada Muqdisho,isagoo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Safarka Ra’isul wasaaree Sharmaake waxaa warbaahinta u xaqiijiyay Saraakiil a tirsan Safaarada Soomaaliya ee wadanka Kenya, iyagoo xaqiijiyay inay wafdiga Ra’isul wasaaraha gaareen Nairbi.

Booqashada Omar Abdirashiid ee magaalada Nairobi ayaa imaanaya xili ay Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ ay go’aan ka gaartay qaadista Dacwada Badda ee u dhexeyssa Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya/

Warar hoose ayaa sheegaya in Musharax Cumar C/rashiid uu Kenya u tagay arimo la xiriira Ololihiisa Doorashada, taasoo maalmihii dambe laga dareemayay dib u dhac.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement