Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Qarax lala Eegtay Konloyo ka tirsan Ciidamada AMISOM

Muqdisho-( Rajonews )-Wararaka aan ka heleyno wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaare geystay.

Qaraxan oo noociisa uu ahaa Miinada dhulka lagu Aaso ayaa waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, oo halkaasi marayay.

Gooboogayaal la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay Qaraxa in uu dhacay markii ay gudbeen Ciidanka AMISOM oo uusan jirin khasaare uu geystay Qaraxan.

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa waxa ay gaareen goobta uu Qaraxa ka dhacay, waxaana ay halkaasi wadaan baaritaano ku aadan sida ay wax u dhaceen.

Inta badan wadada Warashadaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Qaraxyo lagula eegtaa Ciidanka AMISOM, oo wadadaasi isticmaala.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement