Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan

Baledweyne-( Rajonews )-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax miino oo dhulka lagu Aasay uu ka dhacay Magaalada Baledweyne.

Dad goobjoogayaal ah ayaa warbaahinta u sheegay in Qaraxa lala eegtay Kolonyo ay la socdeen ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay Xaafadda Buundo Labaad ee Baledweyne.

Qaraxa ayaa ahaa mid xooggan oo inta badan laga maqlay Xaafadaha Magaalada Baledweyne.

Ilaa iyo hadda lama xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay Qaraxa ka dhacay Baledweyne.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement