Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan

Baledweyne-( Rajonews )-Wararka aan ka heleyno magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro geystay.

Qaraxan oo noociisa ahaa Miinada dhulka la galiyo ayaa waxa uu ka dhacay Bar Kontorool oo Maleeshiyo hubeysan ay ku leeyihiin duleeda magaalada Baledweyne.

Inta la xaqiijiyay 1 Qof oo shacab ah ayaa ku geeryooday, 4 Qof oo ka tirsan Maleeshiyadii Isbaarada u taallay ay ku dhaawacantay, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka oo goobta gaaray.

Goob joogayaal ayaa soo sheegaya in qaraxa uu ahaa mid culus, kaasoo laga maqlay nawaaxiga goobta uu a dhacay qaraxa, waxaana xiligaasi ay goobta ahayd meel mashquul badan.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement