Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Nabadoon goor dhow lagu dilay Magaalada Muqdisho

Muqdisho-( Rajonews )-Wararka ka imaanaya suuqa weyn ee Bakaaraha gaar ahaan qeybta Qudaarta ayaa waxa ay sheegayaan in caawa halkaasi lagu dilay Nabadoon caan ka ahaa Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somaliya.

Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Bashiir Xagaley, sida ay warbaahinta u sheegeen goobjoogaal ku sugan goobta uu ka dhacay dilka Nabadoonka

Labo dhlainyaro ah oo ku hubeysan Bastoolado ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen dilka Nabadoon Bashiir Xagaleey, kadibna waxa ay ka baxsadeen goobta.

Meydka Nabadoonka ayaa la sheegay in daqiiqado dhowr ah uu yaallay goobta lagu dilay, maadaama shacabka ay ka muujiyeen cabsi iyo in lagu bartilmaameedsado.

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa waxa ay gaareen goobta uu dilka ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka wadaan baaritaano ku aadan sida uu falka u dhacay.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement