Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Musharax Madaxweyne oo goor dhow ku dhawaaqay inuu Tanaasulay

Muqdisho-( Rajonews )-Musharax Madaxweyne Senetor C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) oo horey uga mid ahaa MUsharaxiinta u taagan Xilka Madxaweynaha Soomaaliya aya agoordhaw shaaca ka qaaday in uu tanaasulay kana haray tartanka.

Faroole aya ashir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay in uu go’aansaday in uu ka tanaasulo Musharaxnimadiisa, waxa uuna ugu baaqay Musharaxiinta kale in iyana qarakood tanasaulana si loo yareeyo tirada badan ee Musharaxiinta.

Waxa uu sheegay musharax Faroole in iskiis u go’aansaday in uu tartanka ka haro, waxa uuna tilmaamay in uu jecleestay in uu fursad siiyo Musharaxiinta kale ee u tartameysa hoganaka dalka si ay isbadakl ula yimaadaan.

Wali si rasmi ah looma oaga sabbata soo dedejisay tanasaulka Musharax C/Raxmaan Faroole, waxaana warar soo baxaya sheegayaa in uu Musharax isaheysi la sameestay Musharax kale oo kamid ah xuvbnaha ugu cad cad ee doorashada.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement