Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Gaari isku qarxiyay Isgooyska Wadada Nasiib Buundo

Muqdisho-( Rajonews )-Waxa goor dhaweyd bar kontorool oo ay ciidamo fadhiyaan isku qarxiyey gaari nuuca yar yar ah kadib  markii ay ciidamada kontroolka joogay isku dayeen inay joojiyaan Gaarigaas

Sarkaal ka tirsan Booliiska Soomaaliya ayaa u sheegay warbaahinta Muqdisho in qaraxaasi aysan cidi wax ku noqon marka laga reebo ninki gaarigiga kaxeynayey .

Bartilmaameedka saxda ah wali ma cada iyo meesha gaarigu ku socday waxaase magaalada maanta ay ahead mid xiran qeybo badan iyado ay socdaan khudbad-jeedinta musharaxiinta.

Amaanka caasimada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana socda Ololihii ugu dambeeyay ee sameynayaan Musharaxiinta u taagan madaxtinimada dalka Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement