Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Dooda Musharaxiinta Madaxweynaha oo goor dhow bilaabatay

Muqdisho-( Rajonews )-Dooda Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Dooda ayaa maanta loo qabanayaa 13 Musharax, waxaana lagu weydiin doonaa su’aalo kala duwan.

Waxaa goobta ay ka dhaceyso Dooda ku sugan qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha, waxaana laga xusi karaa Musharaxiinta kala ah Zakariye Xaaji Cabdi, Bashiir Raage Shiiraar.

Lasoco warar dheeraad ah Insha Allaah

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement