Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Dabaaldegyo waaweyn oo ka bilowday Muqdisho & dadweyne jidadka isugu soo baxay

Muqdisho-( Rajonews )-Dabaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweyayo doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka bilowday caasimada Somalia magaalada Muqdisho iyo qeybo kale oo dalka ka mid ah.

Rasaas xooggan ayaa magaalada gees ka gees isqabsatay ayaa hawada loo ridayaa taasoo qeyb ka ah dabaaldega socda, iyadoo dadweyne aad u fara badan ay isugu soo baxeen caawa wadooyinka waaweyn ee magaalada.

Dadka isugu soo baxay jidadka ayaa waxaa wejiyadooda ka muuqata farxad aan qiyaas laheyn iyagoo ku qeylinaya magaca Farmaajo, waxaana aad u kacsan xaalada magaalada.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement