Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Dab xoogan oo goor dhow ka kacay Suuq ku yaala Magaalada Muqdisho

Muqdisho-( Rajonews )-Dab aad u xooggan ayaa wuxuu goor dhow ka kacay qeybo ka mid ah suuqa Buulo xuubey oo ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Goob joogayaal ayaa sheegaya shabakada Rajonews.net in dabkan cagta uu  mariyey dhismeyaal ku yaalla suuqaasi , waxaana laga cabsi qabaa inuu ku sii fido qeybaha kale ee suuqa iyo degaanada ku xeeran.

Gaadiidka dab demiska maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhawaqooda laga maqlayey wadada Maka Al-Mukarama iyagoo ku sii jeedda suuqa gubanaya si ay uga qeyb qaataan demintiisa.

Dadweyne fara badan iyo ganacsato suuqaasi dukaamo iyo Bakhaaro ku leh ayaa la soo sheegayaa iney soo buuxiyeen agagaarka Suuqa, lamana oga illaa hadda sababta kicisay dabkan.

Lasoco warar dheeraad ah Insha Allaah

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement