Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Xildhibaano diiday Heshiiskii Imaaraatka iyo Soomaaliland oo la garaacay

Hargeysa-( Rajonews )-Kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Hargeysa Xildhibaanada labada Aqal ee Maamulka Somaliland ayaa lagu ansixiyay in magaalada Berbera ay saldhig milatari ka dhistaan dowladda Imaraadka carabta.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed siilaanyo oo hor tagay Xildhibaanada labada Aqal khudbadna u jeediyay ayaa ka codsaday in ay Ansixiyaan heshiis ay la galeen Dowlada Imaaraarka Carabta oo lagu siinayo dhul ay saldjhig Milatari ka dhistaan.

Kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa ka dhashay buuq xoogan oo markii dambe isku bedelay gacan ka hadal kadib markii Xildhibaanada qaar kasoo horjeesteen in la ansixiyo Heshiiska ay sheegeen in aysan xog badan ka aheyn waxa lagu heshiiyay.

HALKAN KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement