Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Warbaahinta Mareykanka oo hadal heysa Gabar Soomaali ah oo loo diiday Mareykanka

USA-( Rajonews )-Dhacdo naxdin iyo murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka ka dib markii gabar yar oo ay dhashay oo ay sugeysay mudo dheer laga celiyey garoonka diyaaradaha ee dalka Ugandha maadaama uu saameeyey sharciga looga mamnuucay Soomaalida dalkaas Mareykanka.

Hooyadaan Soomaalida oo lagu magacaabo Samiiro Daahir oo ku nool Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayaa waxay mudo 4 sano ah ay sugeysay gabadheeda in dib ay ula midoowdo maadaama ay kaga soo tagtey dalkaas Uganda, Samiiro iyo 2 gabdhood oo kale oo ay dhashay oo horey u yimid dalka Mareykanka ayaa waxay u dacwootey gabadheeda yar Mushkaad oo 4 sano jir ah oo dhalatey ka dib markii ayada iyo labadeeda gabdhood loo ogolaaday dalka Mareykanka iyadoona ay wax walba u soo dhamaadeen gabadhaas yar laakiin markii ay timid gabadhaas garoonka diyaaradaha ee dalka Ugandha ayaa loo diiday inay dhoofto ayadoo arintaasna sabab looga dhigay inaan Soomaalida loo ogoleyn dalka Mareykanka oo laga mamnuucay.

HALKAN KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement