Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Warbaahinta Caalamka oo hadal heysa Doorashadii ka dhacday Muqdisho

Muqdisho-( Rajonews )-Warbaahinta Caalamka ayaa si qoto dheer oo faah faahsan waxay uga hadashada doorashadii loo doortey Madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaaahi Farmaajo ayagoona sheegay inay hor yaalaan howlo baaxad weyn oo in si deg deg ah wax looga qabto ay tahay.

Qeybaha kala duwan ee Warbaahinra Caalamka ayaa waxaa ay si faah faahsan waxay uga hadleen guushii lama filaanka ahayd ee uu xilka Madaxweynanimada dalka Soomaaliya ugu guuleystay Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ka dib markii uu ka guuleystay madaxwenaha xilka dalka hayey afartii sano ee la soo dhaafay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Warbaahinta caalamka ayaa ku tilmaantey Farmaajo in ay horyaalaan howlo culus oo wax ka qabasho u baahan io inuu dib u soo celiyo wadan gebi ahaantiisa bur burey.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement