Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Ugaas Khaliif oo dar daaran u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

Baledweyne-( Rajonews )-Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo.

Ugaas Xassan ayaa dhinaca kale dardaaran kooban u jeediyay madaxweynaha cusub, isaga oo Alle uga baryay in uu u fududeeyo howlaha culus ee hor yeela

HALKAN KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement