Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Sida quruxda badan ee xilka loogu wareejiyay Madaxweyne Farmaajo + SAWIRO

Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay madaxweynihii hore Xasan Shiikh Maxamuud.

Waxaa xilwerejinta lagu bilaabay kulan dhexmaray labada masuul ee isbedelaya, waxay isku wareejiyeen xogo iyo ducoments la xiriira heshiisyada , mashaariicda socda, balamaha iyo xogo shaqo.

HALKAN KA DAAWO

Farmaajo iyo Xasan kadib waxay wada booqdeen hantida Qaran ee lagu soo helay magaca Madaxweynaha Soomaaliya oo isugu jirta Dahab, dheeman , luul iyo waxyaabo kale oo qaali ah , Madaxweynihi hore Xasan shiikh ayaa alaabtan oo ay ku jirto seefta dahabka ee caanka noqotay ku wareejiyay Madaxweynaha Cusub Farmaajo.

Markii ay xil wareejintu dhamaatay waxa halkaas laga sii sagootiyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement