Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Sheekh Siiro ” Waxaan ku Heshiinay Ethiopia Inaan Maalin kasta Siino 1 Malyan oo dollar ”

Hargeysa-( Rajonews )-Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culumada ugu waaweyn deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa si kulul uga hadlay dhibaatada iyo bahdilaada ay maamulkooda kala kulmaan Dowlada Ethiopia.

Sheekh Aadan Siiro oo Muxaadaro ka jeedinayay mid kamid ah Masaajida ku yaala magaalada Hargeysa ayaa u sheegay Shacabka Reer Soomaaliland inay bahdilaad xun ku hayso Dowlada Ethiopia ee ay dariska yihiin, isagoo sheegay inaan loo dulqaadan karin arintaasi.

Sheekh Aadan Siiro oo careysan ayaa yiri ” Waxaan ku Heshiinay Dowlada Ethiopia Inaan Maalin kasta Siino 1 Malyan iyo Boqol Kun Oo Doolar ”, taasoo uu sheegay inay tahay bahdilaad iyo dhibaato fara badan.

HALKAN KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement