Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Sheekh Idiris ” Bishaaro Illaahay wuxuu aqbalay Ducadeenii … ”

Muqdisho-( Rajonews )-Sheekh Maxamed Idiris oo kamid ah Culumada ugu waaweyn ee dalka Soomaaliya ayaa si qiiro leh uga hadlay xaalada dalka uu galay iyo doorashadii Hogamiyaha cusub ee Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.

Sheekh Idiris oo shacabka la hadlayay ayaa sheegay inuu alle u aqbalay ducadii ahayd inay helaan Hogaamiye ay ka dhab tahay Soomaalinimada, sidoo kalana daryeeli kara ciidamada iyo Shacabka Soomaaliyeed.

HALKAN RIIX KANA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement