Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO SAWIRADA: Qaabkii ay u dhacday Doorashadii Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho-( Rajonews )-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo horay u soo noqday Ra’iisalwasaare ayaa ku guulaystay caawa madaxtinimada dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha xilku ka dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tanaasulay inuu wareegga saddexaad la tartamo.

Madaxwayne Xasan oo khudbad u jeediyay xildhibaanada ayaa ku baaqay in la lala shaqeeyo madaxwaynaha cusub.

Xasan wuxuu sheegay in Soomaaliya ay cagta saartay wadadii dimuqraadiyadda uuna u hambalyaynayo madaxwaynaha cusub.

Madaxweyne Farmaajo ayaa isla goobtaasi lagu dhaariyay, isagoo Khudbad uu u jeediyay xildhibaanada ugu mahadceliyay Xasan Sheekh Maxamuud sida wanaagsan ee uu xilka u wareejiyay, waxaa kale oo uu ammaanay Shiikh Shariif.

Soomaali fara badan ayaa ku farxay oo u damaashaaday madaxweyne Farmaajo, meelaha la xaqiijiyay in looga damaashaaday waxaa ka mid ah magaalada Muqdisho, gobolada dalka qaarkood, Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi iyo xeryaha qaxootiga ee dhadhaab.















Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement