Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO SAWIRADA: Alshabaab oo soo bandhigay ciidamo cusub …

Jilib-( Rajonews )-Al Shabaab ayaa degmada Jilib ee ka tirsan Gobolka Jubbada dhexe, kusoo bandhigay ciidamo cusub sida ka muuqatay Sawirro ay ku baahiyeen Warbaahintooda.

Ciidamadaan ayaa Al-Shabaab waxaa ay sheegeen in ay ka shaqeyn doonaan wanaag Farista iyo xumaan reebida dadka kunool degmada Jilib.

Ciidamada ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa watay dhar ka duwan kuwii lagu yaqaanay Ciidamada Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa inta badan gacanta ku haya degmooyinka gobolka Jubbada Dhexe.

Shabaab-cusub-1Shabaab-cusub-10Shabaab-cusub-8Shabaab-cusub-4

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement