Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo wareysigii ugu horeeyay siiyay warbaahin caalami ah

Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta caalamiga ah kaga hadlay arimo ay kamid yihiin aas aaska dowlad xoogan iyo taageerada shacabka.

Sidoo kale mudane Farmaajo ayaa ka hadlay sidii uu AlShabaab ula dagaalami lahaa maadaama uu ahaa masuulkii ka saaray magaalada Muqdisho xiligii uu ra’isul wasaraha ahaa.

HALKAN KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement