Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Khudbadii Musharax Jibriil Cabdulle oo dhinacyo badan taabaneysay …..

Muqdisho-( Rajonews )-Musharax Jibriil Cabduule oo kamid ah Musharaxiinta ugu cad cad doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Fadhigii Golaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Aqalka Sare.

Musharax Jibriil ayaa khudbadiisa dhinacyo badan taabaneysay, waxaana kamid ahaa Siyaasada arimaha dibada Amaanka, Dhaqaalaha iyo Dhismooyinka Wadooyinka iyo xarumaha Dowlada, isagoo xildhibaanada ka dalbaday inay doortaan si uu wax uga qabto dhamaan Qodobada uu sheegay.

HALKAN KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement