Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Khudbadda uu jeediyey Musharax Xasan Sheekh iyo Balan qaad cusub oo uu sameeyey

Muqdisho-( Rajonews )-Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Musharraxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Dalka Afartii sano ee la soo dhaafayna dalka soo maamulayay ayaa waxaa uu Maanta Baarlamaanka ka horjeediyay Qudbad xasaasi ah.

Qudbada uu jeediyay Musharrax Xasan Sheekh ayaa waxaa uu kaga hadlay wax qabadka dowladiisa ee Afartii sano ee la soo dhaafay isagoo sheegay in Magaalooyin dhowr ah laga saaray Al-Shabaab.

HALKAN KA DAAWO

Sidoo kale waxaa uu balan qaaday 3-arrimood ah oo hadii ay Markale Xildhibaanada dib u doortaan u qorsheysan In uu hormariyo taas oo ay ka mid tahay La dagaalanka Musuq Maasuqa iyo In Dalka uu gaarsiiyo 2021 Doorasho Qof iyo Codkiisa ah.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement