Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Idaacada VOA oo wareysi Kulul la yeelatay Musharax Xasan Sheekh Maxamuud

Muqdisho-( Rajonews )-Idaacadda VOA ayaa Waraysi Gaar ah oo ay la yeelatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa kaga hadlay qodobo kala duwan oo ay ka mid tahay waxyaabihii ugu waaweynaa ee u soo qabsoomay afar sano oo uu xukunka hayey iyo doorashada haatan socota rajada uu ka qabo in dib loo doorto.

HALKAN KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement