Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Gaas ” Puntland si dhow ayay ula shaqeyneysa Madaxweynaha cusub ”

Bosaaso-( Rajonews )-Madaxweynaha Dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay si dhow ula shaqeyn doonan Madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.

“Hadaanu Puntland nahayna waxaanu madaxweynaha cusub ka balqan qaadnay inaanu si dhow ula shaqeynayno, wixii talo ah iyo wixii tusaale ahna aan ku biirin doono, kuna soo dhoweyn doono wakhtiga ugu dhow in uu ku yimaado Puntland”.

HALKAN KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement