Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Ciidamo cusub oo ka socda Dowlada Burundi oo soo gaaray Muqdisho + SAWIRO

Muqdisho-( Rajonews )-Ciidamo cusub oo ka socda dowladda Burundi ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Ciidamadaan ayaa waxaa ay ka qeyb yihiin howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM,Waxaana ay badalayaan ciidamada guutada 34-aad ee dowladda Burundi ee ku sugan Soomaaliya.

Leonidas Nsingirankabo oo ah Taliyaha Ciidanka Guutada cusub ee soo gaartay Soomaaliya ayaa sheegay inta ay joogaan Soomaaliya in ay waxbadan ay kusoo kordhin doonaan Ammaanka dalka.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in ay si wanaagsan ula dhaqmi doonaan Bulshada Soomaaliyeed oo ay u yimaadeen in ay caawiyaan.

Amisom-1Amisom-6Amisom-4Amisom-3

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement