Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Ciidamada Amaanka oo Saaka xiray Wadooyinka ugu Muhiimsan Magaalada Muqdisho

Muqdisho-( Rajonews )-Ciidamada Ammaanka Soomaaliya oo is garabsanaya ayaa Saakay Xiray inta badan Wadooyinka ugu Muhiimsan ee ku yaalla Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Ciidamo isugu jira Booliis,Nabad Sugid iyo weliba kuwa Milatariga Soomaaliya ayaa la dhigay Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho,waxaana yar isku socodka Dadweynaha,iyadoo wadada Maka Al-mukarama oo ah wado ay si weyn u Isticmaalaan Dowladda iyo Shacabka aysan jirin wax Gaadiid ah oo maraya marka laga reebo Gaadiidka Dowladda.

Maanta oo Sabti ah ayaa Baarlamaanka Soomaaliya waxaa uu Qudbaddo ka dhageysan doonaa Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya,waxaana Khamiistii la soo dhaafay Baarlamaanka Qudbado ka horjeediyay illaa 7 Musharaxa.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement